VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmadii qalbiga - Lyrics

raxmadii qalbigee nafta raali galshaay rajadii dhalatee rabi ii aqbalay riyo aan u samroo run run iigu timaay raga doorkii halyey irijaal gsliyow sxb key rumaadoow riyaaq dhaliyow kii aan rabitaanka ku raacshay naftoow kuwii na rabshaan maanta raadinayaa raxan quusatay ban oorsanayaa cidii an ku rabin waan rafaadinayaa raaliyo daganoo uroon qalbigay reukinka noloshe niyadu raacday raaxada nafsade dajisa rubaday rad jacayl rasmiyaa ku rushee bogoo kaan ku reystay mude raga lila jitow inan ki rug qabo rarka iigu furoow
Queue is empty
-- / --