raxmadii qalbigee
nafta raali galshaay
rajadii dhalatee
rabi ii aqbalay
riyo aan u samroo
run run iigu timaay

raga doorkii halyey
irijaal gsliyow sxb
key rumaadoow
riyaaq dhaliyow
kii aan rabitaanka
ku raacshay naftoow

kuwii na rabshaan
maanta raadinayaa
raxan quusatay
ban oorsanayaa
cidii an ku rabin
waan rafaadinayaa

raaliyo daganoo
uroon qalbigay
reukinka noloshe
niyadu raacday
raaxada nafsade
dajisa rubaday

rad jacayl rasmiyaa ku
rushee bogoo kaan ku
reystay mude raga lila
jitow inan ki rug qabo
rarka iigu furoow

Exit mobile version