VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruun - Lyrics

adaan ku rabayo kugu rafaadaye qalbigan ku raacaa raysan waayee raxmada caashaqu anay i rushaystee RABIBAN ka tuugaa raas qabow oo ruuxii yimaadaba lagu riyaaqee adoon i riiqayn raali ahow ruuneey jacaylkii naftayda riiqaa ruxay laabtee kugu riyoodee hadmay run noqonoo raas dagaynaa raasamaalkii dunidaay soo ruclee bal rafiiq aan noqone soo ruclee bal waa runtaydee soo ruclee bal raaxadaydaay rucubaad haysaa
Queue is empty
-- / --