VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Usaree hablaha - Lyrics

ma sinee habluhu suurad kala qurxoon sumcad kala haboon kala badan samaan sawraciyo tilmaan sinji gobonimo saafi baad tahoo waad saarigataa kalgacayl saxooo saxar aan lahayn kugu soorayoo sadrigaad dagtee u saree hablaha sidan saymo roob subax hore da,oo dhulka daadku simoo naftaad saacidaa sharaf soocanoo saatir uumayee sadarada murtida adaa saad u helay kalgacayl saxooo saxar aan lahayn kugu soorayoo sadrigaad dagtee u saree hablaha
Queue is empty
-- / --