VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xaqmiyaa - Lyrics

inanyahay jin xooglaa ku hor wada xariiroo dusha kugu xambaartoo kaa qaaday xayadee markii aan hablaha xulay anoon kugu xumaynayn xaafadaad ku nooshahay ma xasusan adigee xaga aad u jeedaa malaha waa xidigahee ninka xoolo kaa dhacay ka dacwee xafiisyada xaqmiyaa xeer miyaa ma xishood la,aan baa ma islaamka xogbaa anoon xiiso kuu qabin igu xidhatay faraqee inanyahay daruur xay iyo xeem arooryaad ama roob xagaaya inanyahay daruur xay iyo xeem arooryaad ama roob xagaaya inanyahay daruur xay iyo xeem arooryaad ama roob xagaaya inanyahay daruur xay iyo xeem arooryaad ama roob xagaaya inanyahay darur xay iyo xeem arooryaad ama roob xagaaya ah waaadiga is xameeyee xeeshii haweenkee xaawa u horaysee raga lagu xadaraye xalka doorid maahe xaga aad u jeedaa malaha waa xidigahee ninka xoolo kaa dhacay ka dacwee xafiisyada xaqmiyaa xeer miyaa ma xishood la,aan baa ma islaamka xogba a anoon xiiso kuu qabin igu xidhatay faraqee
Queue is empty
-- / --