inanyahay jin xooglaa
ku hor wada xariiroo
dusha kugu xambaartoo
kaa qaaday xayadee
markii aan hablaha xulay
anoon kugu xumaynayn
xaafadaad ku nooshahay
ma xasusan adigee
xaga aad u jeedaa
malaha waa xidigahee
ninka xoolo kaa dhacay
ka dacwee xafiisyada
xaqmiyaa xeer miyaa
ma xishood la,aan baa
ma islaamka xogbaa
anoon xiiso kuu qabin
igu xidhatay faraqee

inanyahay daruur xay
iyo xeem arooryaad
ama roob xagaaya
inanyahay daruur xay
iyo xeem arooryaad
ama roob xagaaya
inanyahay daruur xay
iyo xeem arooryaad
ama roob xagaaya
inanyahay daruur xay
iyo xeem arooryaad
ama roob xagaaya
inanyahay darur xay
iyo xeem arooryaad
ama roob xagaaya ah
waaadiga is xameeyee
xeeshii haweenkee
xaawa u horaysee
raga lagu xadaraye
xalka doorid maahe
xaga aad u jeedaa
malaha waa xidigahee
ninka xoolo kaa dhacay
ka dacwee xafiisyada
xaqmiyaa xeer miyaa
ma xishood la,aan baa
ma islaamka xogba a
anoon xiiso kuu qabin
igu xidhatay faraqee

Exit mobile version