Heesta Aaminaay xusuusnow (old) - Lyrics
Aamay xusuus now
inkastoo ayaamahan
arromtada adagtahay
aadmigu siduu qabo
armay aniga ila tahay
adna aad ogsoonto ifka
intaan ku noole
kaa ooli maayee
imankane arooskii oo
abaabulay ooridiisa noqotee
waa midaa aqaanay
Arrin waxaan ku goyanaba
soo uruuri taladee
isku imaanshadeenee
arbacada habeenkii
afar saac markeey
tahay ha inoo ahatee
aaminaay xusuusnoow
Aaminay xusuusnow
Hadal wuxuu ammaanayahy
inta aadan oranin afka
haduu ka so baxo
adiga uma arrimisid
umaduu u dhaxeeyo ar ka qaadno
weeyo oodiisa kaa rogan
Doqonti ismooday aroosked ka heystay
doqontii is mooday arooskeed ka haysatya
indhoow garad ha noqonine iska hubi ujeedada
arrin waxaan ku goyanaba soo uruuri taladee
arbacada habeenkii afarsaac markay tahay
ha inoo ahaatee aaminaay xusuusnoow
aaaminaay xusuusno inta kaleba
waa sahal iyo arrar sokeeyo
afka bahalki weeyoo sidii
laba ololoo
ifka helay afeerada
waxay eedi joogta ama aafo ay dhici
anoo adiga kuu maqan aynigan ku jece
markaad awrta meer kale ambaqaad u guurte
Arrin waxaan ku goyanaba
soo uruuri taladee
isku imaanshadeenee
arbacada habeenkii
afar saac markeey
tahay ha inoo ahatee
aaminaay xusuusnoow