VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alalaas - Lyrics

Laba yahaw isbarate kalgacayl abuurte aayaha danbetiyo nolosha isku aaminay 2x Ehelkina wacanba isukinadono ula jedadiniyo udubkisa kajee 2x Alalaaska baxaya wa aqalgalkine 2x Wa fura jacaylko isu dhiiba ubax ubax isu dhibaa 2x Laba yahaw isbarate kalgacayl aburte ayaha danbetiyo nolosha is ku aaminay 2x Ehelkina wacanba isu kina dono ujedadisiyo udubkisa kaaje udubkisa kaaje 2x Alaalaska baxaya wa aqal galkine 2x Wa fura jacaylko isu dhiiba ubax ubax isu dhiiba 2x
Queue is empty
-- / --