VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alamtara - Lyrics

umal wayraxaagii iyo aramidii caashaqa waxaan uurka hayaaba afkaun sow igama xadin mar hadaadan ii iman adoon eed lahaynbaan kaa aamin baxayaa wuxuu soo arartaaba jacalkuna ooda sii jabi alamtarana soo dhaaf miyaad ilowday kalgacalkii ku aaway waa ku indhakuushaa aragaagee qaniiyadaa abeesadu aar dambay ku legedaa anigana ishaarada wali way igu adagtahay waxse aad ogaataa inaan sii abaabulo afareey shaxdeedi waxaan eelka qariyaaba jacelkuna oofta ka cabaa alamtarana soo dhaaf miyaad ilowday kalgacalkii ku aaway waa ku indhakuushaa aragaagiye amaantaada gaarkaa adi ilwaad gaarkaa waxaan sii asteeyaaba naftu ku ogo;aatee adigaan hablaha ugub islahaa aroortii hakaa soo agtoostee intuuu soo awaal kacay jacelkuna aabigiisii alamatarana soo dhaaf
Queue is empty
-- / --