VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axadii – Kaban - Lyrics

waa la ii adimay axadii sidaan kuu eegayee Arageeda taan ku ildoogsadaay ma ilowsantahay axdigaad martiyo meeshaad i tidhi waan imanayaa Imasaa fariin Ergo soo dirtoo Oonka iyo biyaha Mudo awadeey Ugu soomanaa Hadaad i tiraahd imaan maayo Ma aadeen halkaad ogsoontahay Indhahaa habeenkii Ku ilaalinaayo Gabigeed aduunyada Afarteeda waxyood Hadba gees u eegaa Anigu islahadloo : Mar waxaan iraahdaa ku ilaabi maysoo Weli soo joog Mar waxaan iraahdaa Axdigeedu dhigatoo Kolay oofin meeydee Samir eebo qaado Kafog akteedaan Uurkayga galiyaa Aamusnaaw habeenka Ugbaadka iyo dooga Tiiraanyo la ooyo idilkood ?? Afar qaaday socodkee Arimada jaceyl baa ihogaamineesoo misana kama adkeestoo kama hooydo waayo Nafta olol ma deeysee Ubax baan guroo Soo aruuriyoo Amaran goin ??gurig Ku agdaadiyoo eedaanka diigo oogsaday salaadiyo waago iftiimaan kaliday inaan ahay ashqaraarka saaroon adimada cuskadayoon dib u soo aroore bal kol ay ahaatabaa laba eeftay caawe :)
Queue is empty
-- / --