VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaamaha - Lyrics

Amarkaan ku faray iyo axdigeynu dhiganee arabacada habenkii sadaxdaba ilowdee isniin miyaan ka dhiganaa Abwaankii siduu yiri waxaa lagu asteeyaa arabacada lagu tilmaamaa iney tahay mid faladaad Oo arin ii dhamaaninee ma saasaad u ooshoo ku ilaawday wacadki Ayaamaha Illahey eed maleh midoodine waxa aniga ii roon taad ii timaade Arabac iyo isniin iyo axad ma iska dhaafnaa afti la isku dira iyo ergo ma iska deynaa inagey isku oomane nacam ma iska oodna Erin dhabanka geeluba ilmaha meesha lagu xiro ambadka kama habaabe Inagoo is aragoo aan bixin ogeysiis sida uurku baalaha ma isi so abaarnaa
Queue is empty
-- / --