VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bulshayahay ma nabad baa - Lyrics

sidii barayoo roob qudha waaga subaxdii bada kaaga soo baxay burco iyo banaan hawd boosaaso iyo bari berbera iyo hargeysiyo beerihii jamaamiyo xamarbaa leedihii meelbaa le ku onkaday beryaan kala maqnaynoo waanigii basaase bulshayahay ma nabadbaa dadkuu seexday badankii kolka soo baraarugay habeenkoo badhkii tagay ciidayda bilaniyo beesha xasuusta wakhtigayga badanoo mar kolkaan maqnaadaba sanad buuxa mooda dadkii aan ka beerma mudo kala maqnaynoo waanigii kala basaasno bulsha yahay ma nabadbaa
Queue is empty
-- / --