VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa habaayicin - Lyrics

Samater Lyrics by Masuul.com Caashadu ilaahay cirka taagay udubli ciidana ka dhigay gogol wabiyada cartamayiyo cidhifyada bad kaga xidhay iyo buuraahaa culus cimrigeed aduunyadaa waxa jiraa col iyo nabadee caydhiyo nin xoola leh iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin caynkaynu ku ogeyn adna calafka kuu qoran cuuna seegi maayee caashaqa ha baayicin kaltuun bacado Cadadkuu ilaahay caradeena joojee aadan ciida ka alkumay xaawana cadkiisiyo feedh calaanta laga dhigay cishadaa ma uuneyd caawana ma nooshahay caqliga sidaa hadalkuye carab dalab la sheegee ceeryaamo iyo boodh ciiro ha isku qarinine noloshayda caydh iyo cilmi guraan ku fadhiyin ku caar caari maaye caashaqa iska ilow Samter Xalaytabao caweskii canabay daruuruuhu cimidh bay ahaayeen caawana lagu ma oga wakhtigii ku ciiliyo cisigiyo wanaaguna way is daba caraabaan waxana kuu cadayn kara caamiyaha indhaha liyo ma ogtahay curyaankaba cago loo ma waayine caynkaa wax loo yidhi ku wa cararayee ladan inay ku cibro qataan caashaqa ha baayicin kaltuun bacado Bada caarid maalmaha cawa daranta fiidkiyo caddadaa walaala cadcedii timaadaan dadka ruux cadibanoo waayhuu ku ciiriyo mid caruusa yaa jiroo caad iga ma saarnee ee cilmiyada ilaahay anigoon aan casiyin cabsi ha igu galine adigoon cuud dhaqan caashaqan ku taabtaan cudurdaar u yeelee ceeb kale miyaan dhigay.
Queue is empty
-- / --