VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa i lumiyee - Lyrics

ragbay caadadii tahayoo dumarka wuu caraabaa cawayskuu u guuraa camilka dookhana miduunbaa cajabisee cir onkaday hiiceey calalkiyo xareedeey cosobiyo ugbaadeey caashaqii i lumiyoo cidlaan baadi doonkaa cir u jiidhayaa shinbiriba codkeed cidaayo geedba caynkii midho bixi caashaqu bad ila jiidh ceeriyaaniyo dabaylbaa hawada igu cilaalee calaf iyo nasiiibeey cajab iyo amuureey caafimaadkii noloshaay cawa daranta fiidkiyo casarkii xaalo iga lumay cimil caadka baadida cayniyo ganboorbaa geelaygii cunayaa canbar iyo udgooneey caano midho bisleeyaa curashadii jacaylkaay
Queue is empty
-- / --