Cadda soo baxdiyo caad iyo hilaac cirkoo walalac yiri ubax ciira iyo duur iyo cidlaa Cayn cayn ahoo inta dhalay camiray carra sami kuyaal Cosob iyo ugbaad caraf iyo sumbaax qays iyo camuud cayriina wali Cirifyada dushee cadkaad aadana dalabyaduu cid tahay cidna daaqino cag la saarinoo cayadii baxdiyo geed culayee caaraadii ku taa Cimiladuna tahay nabadd caan ahoo wax la caaluqiyo cudur iyo dugaag cabsi looga qabin. Cimiladuna tahay nabadd caan ahoo wax la caaluqiyo cudur iyo dugaag cabsi looga qabin. Cara doogsatoo cara doogastoo wali curashadii cirka dananayo biyo cunaha tagay ceegaag samee Sida cayna dahab adiga casiyee cawa same iyo muuq sharaf lala cajabo inta kuu cayimo cayimay caada dagee Cindi nuuriyaay cindi nuuriyaay cadceed dhalataye naftii ku calmata wali ku codsatoo cagtaad dalisaa calaf kugu sugtee Cashaqa daweeyo calool samida wa dane Ha halmaamin caadada
