VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabeyl - Lyrics

dabayl caashaq waa sahan daymo aragti waa kulan dariiq waxaa ufuran hadal daacad nimadu waa tiir daadihintu wada jir dooq laba wajiliyo dibin daabyo waa cadaw culumo doodaybaa tidhi daryeel kiisu waa sharaf
Queue is empty
-- / --