danbibaa rabiyoo duulaan la iman
inaad dul midoo gubtoo dumisaa
daa inoo ma dhacdaa deel qaaf magashee
anaka danbigaa raboo fananee
rabiyoo gafkayaga doc naga mariyoo
raboo noo dawee naftiyo dalkayaga
daa inoow noo gar gaar
daruuraha samadee darooraan biyuhu
marbay danab iyo dihdaan hatanoo
roobabkii daybaa nadagal xaadhoo
daryaalkiyo guryihii duufaano imidee
burbur dagalbaa ku luntee
deegana rabiyoo noogu deeq

Exit mobile version