VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacaloy orideydaay - Lyrics

gu hooray daruurtay gal xareed iyo raysay gayaan caashqu iraacsho garaadkeedu ideeqay gar gaaraay midigtayday gobaan liicsi ii lahaydey garasho la weynay gaashankii noloshaydaay hablaha gayigo dhan gaaridan ka xushaay darmaan taan dugsanayaay gacalooy ooridaydaay guurkenu ha raago guurkenu ha raago udgoontii u dhaladedaygalacda waaga cadceday gaclo eebahay isiiyo go aanked idiirshay golaan ku gamayaa go aan hubanayaay gogol raxadu tala geed habog bixiyaay
Queue is empty
-- / --