Sidu yahay gudguda roob gayr iyo dabayl badan banaan geed lahayn dhul galgalina ka helay Jaceyl igu gadaansho markuu ganafka heeryada guudka iga saaray i burburiyay caashaqa ee uu gibisha igu xirayee i garwaaqsan weydoo gacanta igu sayrteee ana go'a reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroow nin garaadku maqanyahay godka lagama abaaree lagaa garay ma moodee adaa ii gaysta nabarada Igu gaaxsanaadiyo arimadaan u go'ayee adna garasha daranee waad igu guracantoo Maariin good dartaa gubanee i garwaaqsan waydaye gacanta igu sayrtayee ana go'ha reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroow
