1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Sidu yahay gudguda roob gayr iyo dabayl badan banaan geed lahayn dhul galgalina ka helay Jaceyl igu gadaansho markuu ganafka heeryada guudka iga saaray i burburiyay caashaqa ee uu gibisha igu xirayee i garwaaqsan weydoo gacanta igu sayrteee ana go'a reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroow nin garaadku maqanyahay godka lagama abaaree lagaa garay ma moodee adaa ii gaysta nabarada Igu gaaxsanaadiyo arimadaan u go'ayee adna garasha daranee waad igu guracantoo Maariin good dartaa gubanee i garwaaqsan waydaye gacanta igu sayrtayee ana go'ha reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroowcodkii Hassan A Samatar