VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees muuqa aan - Lyrics

kuwa loogu magac daray muuqa aan la kalagaran caku muhashodoodiyo heesaha macaaniyo misiigiyo codkay idilay dhagaha aan ka maalee marka aan ilaawee wax isoo mirkiciyoo maqla waayi maayee ma hayoo mana sugaayo iimana maqnee maareeyoo sideebuu xishqigu maskaxdiyo qalbiga uga miirmayaa kalgacaylkan igu mudan mal hadii aan siiyoo oon macawiis iyo shaal dhar ku muunadeeyoo maamuuso sooroo oo aan u mahadnaqo marka socod idhaahdoo talaw may iga tagayaa ma hayyoo mana sugaayo iimana maqnee maareeyoo sideebuu cishqigu maskaxdiyoo qalbiga uga miirmayaa mawdka waad ku samirtaaye mayada waad ku dharagtaaye murankuna sad weeyee isha milicsigeediyo maalin aragna waa dane mashaqo waa tanoo kale iyo murugo ciilkeed wixii meel fog kaa jira uu maanku raacee mahayoo mana sugaayo iimana maqnee maareeyoo sideebuu cishigu maskaxdiyo qalbiga uga miirmayaa
Queue is empty
-- / --