Heesta Hirwo - Lyrics
halladii filkeed
iyo hanan jabshaa
is hilaalsadee
oo haddeey heshiis
nolal iyo horseed
hayinka urareen
waana ga hibiyoo
hambalyee alloow
labada is hantee
isku hagar baxee
lagu soo hirtoo
kala hela kayeel
idinkuna hirwada
isku habarwacda
hogal fiidka iyo
hollab utuntoo
jiil baa hoorayoo
aamiinta huraa
hoobaanta geed
cirkoo hoorayoo
soo hibitiqaa
caashaay hablahaad
haybadiyo hubqaad
hormuudkoodiyooo
waanaag hibiyoo
hambalyee alloow
labada is hantee
isku hagar baxee
lagu soo hirtoo
kala hela kayeel
idinkuna hirwada
isku habarwacda
hogal fiidka iyo
hollab utuntoo
jiil baa hoorayoo
aamiinta huraa..