VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Ilays ‘Ubaxi dalkaygoo’ Lyrics

Caynigeda dumarkiyo asaged ka mudaney afar socod karoney 2x
Edabtiyo aslubtiyo isir lagu hagooge aburti wacnayde ilahaysameye somalida ahayde 2x
Kadayran eedo ka awran cebo 2x
Idim ala hortadiyo irdaha ku noshay adimadu ma dhado balayadu ma aade ubaxi dalkaygiyo indha kuushi ba tahee inanti arliga aragi wadankay iftinki dhulka hooyiyo quruxdi umaday ilcawri la aw 2x
Aadmiga usharaf badan ale wuxu sameye halki ugu sareya 2x
Udugiyo ubaxey indhaheda quruxday ilayski cadceday afar iyo tobnadey olol iyo hilacey ka dayran eedo ka awdan ceebo aragiyo horjogiyo arladad ka dhertahay labadaba amaniyo astanbad ku ledahay ubaxi dalkaygiyo indha kushi bad tahe xudunti arligay aragi wadankay midabki hadhsana iyo quruxdi afrikay ilcawri la aw


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --