VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladan – Laanyahay - Lyrics

Laanyahay miraha laaladise liclicaysa 2x Laabtaydi bad ku lingaxantaho qalbigad lusho ku lamantahee 2x Lamayahay dartaa waxanahay nin lumay intu leexo koray lamaha jacayl ayla so jabeen lamayahay dartaa 2x Ka laxiiba iyo laabxushaba laleya oo 2x Kolka ay libdhadu dibuso baxde intay liqa dhigi adiga ku ladhan 2x Lamayahay dartaa waxanahay nin lumay intu leexo koray lamaha jacayl ayla so jabeen lamayahay dartaa 2x
Queue is empty
-- / --