VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta lulumaha - Lyrics

Liibaanay shaciiladaan labin coowska joogoo ladaa aan biyo u qaadin la i dhax laalay jenigoo waa labo libdheyaa La hiinadaadii gabaryaheey waa sidaan adigoo kalee anigoo lix so qaday oo jaceelka la liitaa lagdanidaa halesheee ~~ Lulumaha Biyaha gala Lagal tiran dhexjoogaa Luumbashada Ma daayee.....2X Adna Labac ku faantaye Libin waxaad ka gaadhaba Laba Laabtay Socodkee.....2X Aniguna Lur iyo Ciil Lahashada kalgacalkaan...2X Luga qaadi waayoo Liic-liicayaa Weli...1X Laban Jaceyl la ima siin Adna laguuma diidine....2X Lugtaad Adkeysaaye Armaad liidataayoo Anna Libin haleelaa...2X BOGGA LABAAD Lismayoo lafahey jooga Lowyahaan cuskanayaa Layga mari Lug iyo Jiire....2X Way laba codlaysaaye Libin Waxaan u qaataa Carrab Laalan Mid Laakiin Leh...2X Aniguna Lur iyo Ciil Lahashada galkacalkaan....2X Luga qaadi waayoo Liic-liicayaa weli....2X Laban Jaceyl la ima siin Adna laguuma diidine....2X Lugtaad adkeysaaye Armaad liidataayoo Anna Libin haleelaa....2X )))) Lyric By Dayran omar
Queue is empty
-- / --