VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma jabuuti baa - Lyrics

Ma jabuuti ba jacaylkaygu yala ee yala ee 2x Hadan jifka kaco honooy anjarmadilaa 2x Bada jaha wayn miyan jidhaya on jidhaya jowharay aduun ki sodagan daba jabinaya aa 2x Ma jabuutiba jeexaygu yala ee yaala ee2x Ma jilaaladan hunooy jiifkeni low 2x Miyan jiif iyo jogba qaban kara aaa qaban kara aa jawharay adun ki sodagan daba jabinaya iii daba jabinayaa 2x
Queue is empty
-- / --