VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Markaan da da Jiray 15 - Lyrics

Markaan da'da jiray 15 
markaan damac guur la soo 
kacay dooqeyga markaan u
sahan tagay

Nafteyda midaan u door bido
da'deed anigoon ka garaneeyn
Hablaha ka daydayo midaan irri

Dabeecadaha gaariyo balaan 
dulaha tilmaamee
cirkaa dambi samir ku horee
dunida maansheeyay  waa gu'ee

Midibka biyo dahab sidoodee
ishaan daymada ka boganoo
jeedalaal waa dawiyo nabbadee

Caashaqaan mudo badan
mudo badan i daashaday

Riyada taan doonisteedii
Hurdada deris ula ahaan jiray

Dabayshiyo dhaxanta deereed
dugsiga iiga noqon lahayd
armay daranee adiga tahayee
armay daranee daranee adiga tahaye

Caashaqaan mudo badan
mudo badan i daashaday

Riyada taan doonisteedii
Hurdada deris ula ahaan jiray

Dabayshiyo dhaxanta deereed
dugsiga iiga noqon lahayd
armay daranee adiga tahayee
armay daranee daranee adiga tahaye

Doodiyo kulana garashdaa
deeqdiyo hadalkagi macanaa
dawada samirkiyo dulqaadkii
iimaanki daacadada

dubaaqayga jecleeystii
naftayda tii ay ku dagi lahayd
armay daranee adiga tahayee

Armay dareen adiga tahayee
Queue is empty
-- / --