VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midhaale Aroos - Lyrics

haduu guur magac lahaa micniyo quruxdii lahaa milgiyo hida raac lahaa jacayl u midawdayoo waxaa tihiin llaba mulkiyay miraalaha caashaqaa waxaa marageeda furay maamuus idiin dhiciyo murtida suugaan la xulay waxaa mudateen aroos meeqam sare loo sharaxay taariikhdana meel ku qoran waxaa mirateen kalgacal liskiisii mugaabiseen masno meel roob lahoo mawluhu nimceyaybaa aduun madal raaxo badan kumaashaan ramad macaan wakaa maashee dadkuna golihii marti qaadka iyo mudnaantiinii u yimid waxaa mudateen aroos meeqaam sare loo sharaxay taariikhdana meel ku qoran
Queue is empty
-- / --