VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaali - Lyrics

inaad qolo jacayl qoys caashaq dhalay tahay dumar tahay qureyshtode inta quudha sharaftiyo reer magaalo kuu qiray waxay kugu qadariyaane guri ku yaal hargaysoo qoraansiga ku beermiyo qureyshtii haweenke shiiqinaysaa inaad ila qaali tahay inaad ila qiimo wayn tahay qudho kuu xabiib tahay qalbigu kuu irmaan yahay quruxdaada fara badan ha iga qarine soo soco caashaqa ha kala qubinee caashaqa ha kala qarinee
Queue is empty
-- / --