VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo - Lyrics

Waa qalanjo yaablow qurux iyo Illaahbaa u dhammeeyey qaayaha illayn way qarsoonayd Dhab markaan u eegay qac indhaha ku siiyaan qumbadaa jacaylkii Alle igama qaadaan qalbi nuura ii daa Qaabkii Suleekhaa siduu Eebbe kuu qoray uu kuu qotamiyaa caashaqa ka qaro weyn Kor markaan u eegay qac indhaha ku siiyaa kalgacayl i qariyaa Alle igama qaadaan Qalbi nuura ii daa Lyrics by : Hanad
Queue is empty
-- / --