VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

Inaad qolo jacayli qoys caashaq dhalay tahay otahay qurayshtode inta quudha sharaftiyo reer magal kuuqiray aykugu qadariyanee 2x Qoytiyal hargaysoy qooransiga ku bermiyo qurayshti hawenke qayrked shiiqinaysa 2x Inaad igu qaali tahay inad igu qiimo wayntahay qudhu ku xabiibna qalbigu ku irman yahay quruxdada farabadan hayga qarine so soco caashaqa hakala qubinee 2x Cashaqa hakala qarinee 2x
Queue is empty
-- / --