VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reerkiinan hodanka ah - Lyrics

waku haba yaraadee hugunku ha dhamaadee waxaad ku hindisootiyo gartu hadimo weeyee hadaad hoos u eegtana kalaa haaba weeyee reerkiinan hodankaa ma heshiin karaynaa hadalku hayaraadee hugunku haba dhamaadee hoodiyo barwaaqaba waa guur hagaagee waxaad ku haminaysana waa heli karaynaa hoog iyo dhibaatada waa kala harkeenee hadalku ha yaraadee hugunku ha dhamaadee horta howsha ila qabo waan heshiin karaynaa haween waa qiyaamo lays kumaa haleeyee wahad iyo o laayaa halbowlaha ku goyee hadhow waxan kabaqaya hodadaamadiinee waan hubaa rago idil adaan kuu hanwayne habeen iyo dharaarba kuu soo hiloobaa jana haqaba la aaned baan kuu horkacayaa
Queue is empty
-- / --