VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruqiya - Lyrics

Daruuraha rogmanaye e Laamaa Ruxmanaye e reexaanta sidaa rucladiyo dadka wada Rooraye e rayn raynta wada reenkaa i kacshe rugta loo socdaa ma halkaan rabaa ma raaskan ducada rabi uga baryaa ma jacayl rasmiya ba ma kalgacal rumaa baa ma rugtaad dagaysee Ruqiyaad lahayd baa Ruqiyaay lahayd baa risqi iyo caruur rays iyo nagaad raka diintu taal roonaha ilaaah raxmad iyo wanaag adigaa baxshee raaskeena nolol Roobkaa da'aayee ee bururtay heegadu ma raaxadii aduunka a ramadkaa baxaayee rayskaa qaboow e ma raaxadan sugayna a reenka i kacshe e rugta loo socdaa ma halkaan raba a ma rugtaan ducada ducada rabi uga baryaa ma jacayl rasmiya ba a ma kalgacal rumaaba a ma rugtaad dagayse e ruqiyaad lahayd ba a ruqiyaay lahaydba a Risiq iyo caruur rako diintu taal roonaha ilaah nabad iyo wanaag adigaa baxshee xaaskayga nolol By: Cabdi Aadan Qays
Queue is empty
-- / --