Qarnigii sagaalaad sagaalaad
surinkuu jaceylkani jaceylkani
soomaali kagaga yimid
sow seylac ma ahayn

aa isku sooh melaba geed
isa sudhey kalgacalkuye
sifahoodii weeyee

sabanadii hore hore dadku
sahal uu ku dili jirey
wuxuu soo socdaba soo socdaba
anna saaka ima helin ana saaka ima helin
*** *** *** ***

saldhigii labaadee labaadee
ku sugnaadey caashaqu caashaqu
sabaadii berbera iyo
sow saaxil ma ahayn

aa isku seegay laba ruux
ku sadqiyey cilmiba hodan
sifahoodii weeyee

sabanadii hore horee dadku
sahal uu ku dili jirey
wuxuu soo socdaba soo socdaba
anna saaka ima helin

Exit mobile version