VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suuban - Lyrics

wiilka calafku sooree caashaq suuban helaye nasiibkiisu siiyoow wuxuu mawlo kugu simay ala sama u dhalatoo sinjigeedu wacan yahoo sodonkii quraankiyo sune lagu anqariyoo sida loo barbaarshaa kugu filan sareedee sayid noqo ilaasha sida wali karaamee sida sabi sabaalee sida hooyo wax u sii sida hobal u hees saacidadeedaad ragba kaga sarayne sida boqorad maamuus wiilkan cawilku sahantee caashaq saafi helayoow ayaankiisu siiyee wuxuu saatir kugu saday sada samir u dhalatoo sawraceedu bilan yahoo sodonkii quraankiyo sune lagu anqariyoo dad la socoshadeeda kugu filan sareedaa sayid noqo ilaasha sdida wali karaamee sida sabi sabaalee sida hooyo wax u sii sida hoobal ugu hees saacidadeedaad ragba kaga sarayne sida boqorad maamuus
Queue is empty
-- / --