VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa cudur jahligu - Lyrics

codka fududee weeraha shaqalada culayska helo yeelka caanka ah laamanaha is celiyiyo cayn magac falkaab iyo abyanaha ku cirib kara tilmaamuhu curdoona carabkana u fududaa ku cel celi akhriga yaa naxwuhu kuso celin waa cudur jahligu jaale aan cidhib tirno jaale adina qalinka buuga kula carar caa cee cii coo cuu shalaybaan cilmilahaa maantana caalimbaan ahay nasiib badanaa caqli gaab hamsuhu wali halku codadka kaga jiro uma aanay cadaane waa calaamad laba shaqal kala celisa baaqoo carabkaa tilmaamo waa tusaale caynkanuye dadkii kaa carawyee ku cel celi akhriska cidi yaanay kaa badin
Queue is empty
-- / --