VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hayaay soomaaliyeey kacaay - Lyrics

hayaay soomalay kacaay dalkii halisbuu galee duul haraad qabaa yimid waxba aan hanbaynayn barigii la kalehee baadkii waa la iibsadee cadawgeen u hibeeyeen kacaay guumaystihii hore u jiray duul uu hogaamiyo halna aan ka diidayn ayaa talada noo haya hantidii dadwaynaha hal xisbaa isku kooboo hebelay u dhiibteen dinadaha u dhoofsadeen afkii hooyadeen iyo suugaantiibay hoos galsheen hidihiyo dhaqankii hog dheerbay ku rideen hebad iyo karaamadii sharaftiyo habsamidiyo samaantiyo hufnaantiyo hadafkeenii waa lumay hobeey cadlibaa horu mar dhaloo nabad kuu horseedoo midnimada u gaaroo maantana ma haysaan hala raadsho shacabkow
Queue is empty
-- / --