Heesta Mix - Lyrics
Laqanyada jacaylka
Lurta caashaq kululaa
Ruuxaad ulahatayoo
Kugu laaday ba'anaa
Ma'ogtahay curyaan
Kaba cago looma
Waayine caynkaa
Wax looyiri
Cosobkiyo ugbaadkiyo
Ku barbaartay caanoo
Sharta laga dabooloo
Laga naaray shaydaan
Dhag kasiisay taladii
Dhag dhag
Ha iloobin aqoontii
Ha iloobin aqoontii
Haaaaaa haaaaaa
Onkod roobku ma
Daayo aarna taaha
Ma daayo
Ima ogide waxaan
Ahay axdi kuma ciy-
Aaroo
Riyadii xalaytaan
Rumaystoo
Laylaaa laylaaa
Sida labiga howdoo
Laamihii ka howreen
Haaaaa hhhhhhhhh
Been lagu mariiimay
Waad iraali galisee
Ruunay isoo eeeg
Ruunay isoo eeeg
Ha ii ahaanin nacabee
Ha ii ahaanin nacabee
Waayo aragnimo la'aanay
Ba
Indha deeraleeyay
Hadii aan waraaqaha
Kugu dhiibo wariyaha
Kuna qoro wargaysyada
Warka ma iga gaarsiin
Hadaad moday cashaqa
Maalmo qura inuu yahay
Micnihiisa maad garan
Doqonay dabkaa ba'a
Aaminaay xusuus now
Inkastoo ayaamahan
Arintaadu adag tahay
Aadmigu siduu qabo
Amay aniga ila tahay
Shimbirba shimbirkii
Laduul aadmigu labo
Labo u showr
Subax ciida adigaaa
Dhashiyo yowmal
Carafaadee ogow
Camal samaantaad
Hablaha caarad dheer
Tahayee
Mala hayga dhiginoo
Nacas ha iimalaynine
Heee heee haaaa
Maata taliska iga daa
Maata taliska iga daa
Gacaloy jacaylkani ma
Mid ila gud boon baa
Ma mid igu gafaayoo
Isku kayn gubaayaa
Tii laygu beeraay bidh-
Aan qurux wanaagay
Ayaad iiga dhigan tehee
Sidaan kuula dhacay
Gacalo
Kii dheeray dheeyaha
Dhigoy tolo fadaase
Ifkuba kii ku guuree
Maxaad urooreee
Reer kaaga joogee
Ama dayri qadarkoo
Ama sidaa ku qaadoo
Hablaha ciida joogana
Adigay cajabiye hobay
Hooy
Wacad kuna hadii uu
Wadnaha uusan jirin
Waayahay afkaa waxba
Kuma fulaayaan
Ma ahee ma ahee ma
Hee kadaa sidad moday
Caashaqu ma ahee
Kadaa
Arin waxan ku goynaba
Soo uruuri taladoo isu
Imanshahenii arbacada
Habeenkii afar saac
Markay tahay ha inoo
Ahaatee aaminaay
Xusuusnow