Sagaaley waxaa tahey
Samir Iyo dulqadiyo
xishood aan sal-guurayn
Saatir miduu Ku beeroo
Dumar ugu sareysee

KOORAS

sida sayma rooboo
mudug oo dhan simay
salax iyo xarfana
saxansaxa udgoon tahay
sagal inaan degnaabaan
saadaalinaayee
sidee adiga kula tahay.

sagaleey tilmaan wacan
sinjigaad ka dhalatiyo
suuradaada quruxdaleh
sawjad kaad u noqotaa
ragga ugu sareeyee

By Erayada abwaan: Abwanka Shanta Qarad

Exit mobile version