Adigoo Amuuneey

Naxariiz Ildabacliyo
Uurdamqada lahayn

Inaan ku ogolaadoon
Kugu uursamaadoon
Adiguun ku caashaqo

Aramida waxay baday
Jacayl igu abuurmee

Markaan kaa adkaystee
Aan ilaw idhaahdaba

Naftaa aragtidaadiyo
Agjoogaaga Doontoo

Anoo Adiga kuu Imin
Ayuunbaan Ogaada

………………………………………………

Ereyadi Xasan Dhuxul LaabSalaax

……………………………………………….

Exit mobile version