VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

HooYo Lyrics

<><>ARAAR<>
IFKA NOLOSHA HOOYOOY
NAXARIIS ILDABACLAAD
IGU SOO ABABISOO
ADIGAA NAFTAYDIYO
ADINKAYGA KAABOO
DHISAY AYAHAYGEE
Hooyoy Aduunyada

Eebahey Dhib Ka Hayay

Page 1aad

MAXAAD HOOYO AWGAY
UMUDATAY AMUUROO

EEDAAD KU SAMIRTAY
UMUL IYO DHIBIYO SILIC

INTAAN UURKA JIIFIYO
ADHAXDAADI HOOYOO
INTAAN OOGA SAARFNAA

ANQARKII AAN KA JAQAY
IBAHAAGA HOOYOOY

WAAN OGSOONOHOO
MA ILAAHI KARO
Hooyo ababintaa
ALIFIYO KUN JEER
MA ILAAWI KARO

INAD UUR GUBYOOTIYO
URUGIYO ILAAHAY
KUMA BADO EEDAADO
HA IRDHOOBIN HOOYOOY

ADUUNYADA DHIBKEEDIYO
AAFA IYO WAX YEELADA
AYAAN HOOYO KUGU ADAG
IFKA YAY KU SOO MARIN

AJASHAADA GEERIDA
IRIDAHA XABAASHIYO
HOOYOOY ILAAH
HA KU NUURO IILKOO

Song name
-- / --