jaceyl luraa igu ladhanoo laxawgiisii
waala liicoo waa la liitaaa
adna lahashada laabtan kuu nugul
ma libsiiside ma lugooyiyo
geesi labac labac
la aantaa ma ladoo liicayo
waa lumee aduunbaa
laasimoo qalbigaa ku ladhan
eey igu lamaanow lamaanow
caashaqa ladnaan haday laba ruux
si lilaahiya uladaabtaa samay ku ladaa
adna lahashada laabtan kuu nugu ma libsiiside
ma lugooyiyoo geesi laba labac
la aantaa ma ladoo liicayoo waa lumee
aduunbaa laasimoo qalbigaa ku ladhan
ee igu lamaanow lamaanow igu lamaanow

Exit mobile version