Maalin iyo habeen
Mar aan safarku soo
Galay maalin aan
Is aragnoo arin meel
Dhignaa baa maan
Kayga ku hayee

Waan isa soo maqiiqo
Meeshaad ku nooshiyo
Minin kiina yimidee

Marti sorkii gobanimo
Manaad gudin manad
Garan mana dhowrin
Caashaqa

Ana kaaba maarmee
La maquuro caashaqa
Meel dheer lasii aad

Marxabiyo gudoon
Markii aanu kulanay
Marna imay cajabin

Isha milicsigeedii
Maxabiyo kagacal
Baan meel dheer
Lasoo maray

Midii aan tabaayiyo
Marwadaydii maad
Noqon

Marti sorkii gobanimo
Manaad gudin manad
Garan mana dhowrin
Caashaqa

Ana kaaba maarmee
La maquuro caashaqa
Meel dheer lasii aad

Exit mobile version