tacaab iyo aduun iyo ileyn
tabuu rabi ku dhaartaye
intaan gebiga taagnaa
maxaad talo i keentay
illaahay tiisan laga tagayno
niman uu tiirin ma toose
nafyahay ha taahine tamaaleyn

tubtiisaba daryeelaba
ileyn walaalkiina tiirshe
bal taydaa i cuslaysee
maxaan tariinin cawdaay

adaa laba ku tuugay ileyn
misbaatigu tilmaane
allahayow ta rooniyo
tubtaa nagu hagaaji

Exit mobile version