VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax Deyrtii – Kaban - Lyrics

Dunnidoo dhan taan ka ag da'anaayay Middaan aawadeed u ildarnaayeey! Ma ogtahay inaan kuu ambaday adiga! Ma ogtahay dartaa inaan ugaaroobay? Heedhe ina abti abaayo Addooy huunoo! Ha irdhoobinoo umal ha qaadin Amba kuma illaawinee i aamin Axdi baa inoo xirane aamus; Oogadiyo adhaxdii jidhkaygaay, Aqligiyo aqoontii naftaydaay! Ma ogtahay markuu uurku ku xasuusto Ma ogtahay in lay kaa ag keenaayo Heedhe ina abti abbaayo Addooy huunnooy! Kuu imide waykane ha ooyin Iimaanka deeq ha ilmaynin Amba kula mid baan ahaye aamu.
Queue is empty
-- / --