VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boorame - Lyrics

sanadkoo barwaaqaa jirma weyntoo gugaa jiri roobka da ayoo cirku roob hilaaco booramaay waxaad tahay suuro meel dheer ku talo surada jirraaga beeyadii dariskuba turmadiyo haraad kulul kuu siiyey bulALloo hooyooyinkeena samalo suldaantii haweenkaay sadex iyo lixaaad booramaay waxaad tahay bilicdii aroroo soo baxaysay maaamo dadku wada sugaayen saymaha roobkiyo surada wacanbaa saaqdey dadka mankoodoo subaxdii ti maadaa adaan kugu xamdinaynaa rabi kaa dhowr dhibaato
Queue is empty
-- / --