Heesta Dagmo - Lyrics
mA OIGTAHAY UBAAXEEY
INAABTAay nu nahayoo
kala oolin maynee
ma ogtahy ubaaxeey
dartaabaan la ilmaynayaaye
asliyeey ubaaxey
indhahaya deeqdaye
ma ogtahay ugaadho
aqligeedu liitaa
ma ogtahay aarjooji
aan mudo arag
jaceyl la ilmeeytee
ma igtahay ubaaxey
ana aawadaabaa
la ilmeynayaaye
asliyeey ubaaxay
indhahayga deeqdaye
tii aan eeganaayee