ani kii jeelan maad jeelidaa
hadaydan jeelin
maad jeelida
jogdheerantaa
jilbo toosanaanta
caashaqaaga ijiile
jaaga duugis
la jaalid baan
ana ma jeelisaa
ay kala jilin majeeli
jidkii jiidi laahaa
adinka jeelid ma ijeelida
jahwareer kuma jiree
jiija aan bilowne
juba igee showa
jidka xawo tao
anoo iska jooga
ayay igu tidhi
anaa kujecel
malaga yaabaa
jidka mala taabto
mana la dareen siyo
jini misheeee
dawaan ushee
mashaa walaaloy

Exit mobile version