sidaa damal harweymnoo
dog iyo caleen badan
darmaantinu hardaaqu na
da\calada isa sareen
daawashada ku wacanoo
dad soo dalxiisoo
farxad lagu dakeeyaa
najmaay naftu ku darenta
oo layskama hhiiyee
waa nkuu dan sheegtee
kaalaayoo idaadahee
deerkii nafteydaay
haween tii aan ka doortaa
jaceylkeedu ideeqee
wadnahyga degayeee
wuxu dadab gal maahee
lurka aan uduulnee
daruuraha inoo ogol
najmaay xidigaha agtiisa

Exit mobile version