tii dumarka dookhu iigudaray
daacada ii ahayd
igadaaa aarimiheeda
hadey dadka ila dagine
dantu ii diidin
adna ku daayee
dadku qariyee
doonisteenu deeqay
waa obi dumar anoqotee
tii dumarka ka dhex doortaye
aniga dumarka ku daryeshe
hadey gob tahay inaan dalxiis
dibada ugu baxnee
doonisteenu teen udeeqaa
doonisteenu deeqaay
cali sabiix ha noqotee

Exit mobile version